Dowlada Soomaliya oo cadeeysey Moqifkeeda ku aadan muranka kadhaxeeya Sacuudiaga iyo Qatar

calan

Dowladda Federaalka Soomaaliya aya markii ugu horeesay ka hadashay xiisada ka dhax aloolsan wadamada gacanka carbeed kadib markii wadamo badan oo carab ah ay xiriirka u jareen wadanka Qatar, Waxey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku baaqeysaa in khilaafka lagu dhammeeyo wadahadal iyo is faham, iyada oo la adeegsanayo Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.
diowlad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.