Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaaliya Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Siyaasada Dhalinyarada

madi

Shirweynahan ansixinta siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul wasaare ku Xigeenka xukuumadda Soomaaliya , wasiirka Wasaarada Dhallinyarada, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dhallinyarada, Wasiirada dowlad Goboleedyada Ururrada Dhalliyarada ,Dhalliyarada Gobolka Banaadir Ururrada Arrimaha bulshda iyo Dhallinyaro ka kala socotay degmooyinka Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.