Daawo:Madaxweynaha Somaliya oo lacweeyey Bulshada Kismaayo

Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose waxa uu kulan kula qaatay bulsahda qeybaheeda kala duwan ee Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Soomaliya ayaa waxa uu Bulshada ka xog Warestay xaalada Magaalada kismaayo iyo baahiyaha ay qabaan, waxuuna la shaaheeyay Bartamaha magaalada kismaayo, ugu dambayntii ayaa madaxwaynaha soomaliya Bulsahda Kismaayo kula dardaarmay in ay amniga kala Shaqeeyaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland si iyana ay u Nabadgalaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.