Daawo:Hargaysa Hooyo wiilkeedii Magafe haysto oo Dalbatay in lacaawiyo

Waxaa baryahaan baraha bulshada lagu arkaayey dhalinyaro Soomaliyeed oo magafe ay jirdil ugeesanayaan si ay lacag dag daga uga helaan walidiintooda, Nimco Cabdulaahi aya waxay kusugan tahay Hargaysa waxaana wiilkeed ku Nuuradiin Jamaal kamid yahy kuwa ay kamida baraha bulshada muuqaalkisa lasoo dhigay waxay ka codsatay bulshada soomaliyeed in lacaawiye sidii wiilkeeda loo soo daynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.