Madaxwayne Gaas oo lagu hor dhariyey Qaar ka mid Wasiiraddii Cusbaa

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa munaasimad lagu dhaarinayey qaar kamida Wasiiradda cusub ee uu dhowaan magcaabay, munaasimada dhaarinta ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Garoowe.

Wasiiradda loo dhaariyey xilalka loo igmaday ayaa kala ah Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka Cabdiraxmaan Barkhad Warsame, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cabdifataax Xasan Xuseen (Waloore), Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Cabdiweli Maxamed Yuusuf iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.