Muqdisho: Isu Soo Bax Balaaran ay ka soo qeyb galeen kumanaan dadweyne oo lagu taageerayay waxqabadka Dowlada Soomaliya

Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maalmood ee Maamulayay in waxyaabihii u qabsoomay, Munaasabadda waxaa ku suganaa Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre,Duqa Magalada Muqdisho, wasiirro, xildhibaanno, saraakiil ciidan, ciidanka baambeyda iyo shacab ka kala yimid 17-ka degmo ee magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.