Maqal=Muuqaal=Qudbadii uu ka jeediyey Madaxwaynaha Galmudug Magaalada Caabudwaaq

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Garay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, waftigaan ayaa kamida Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) wasiiro, xildhibaano, saraakiil ciidan iyo waxgarad kale waxuuna kula hadlay wax garadka Caabudwaaq isagoo sheegay inay tahay magaladii ugu horeysan oo booqdo una baahan yahay in lala shaqeeyo asaga iyo dowlada soomaliyana ka shaqeynayso amaanka Caabudwaaq.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.