Dhagesyo:Madaxtooyada Galmudug oo Lagu eedeeyey Dagaal lagu qaaday dad Xoolo dhaqato ah iyo Hurin Colaad

Bulshada Somaliyeed ee kasoo jeeda Deegaanada Hoostaga Dhabbad iyo Saaxo ayaa ka hadlay Soo laalaabashada Dagaalada inta badan dhex mara Xoolo dhaqato ku Abtirsada Puntlnad iyo Galmudug.

Xaliimo Cali waa Hooyo Somaliyeed oo ku nool Dalka Dibadiisa waxa ayna Beel ahaan ku abtirsataa Beelaha Dega Dhabbad iyo Saaxo, Xiriir ay ina la soo samaysay ayay kaga hadahsya Dhibaatooyinka taagan waxa ay is leedahay soo Celcelintooda.

Xaliima oo sheegtay in qaar ka mid ah Ehelkeeda ay wax yeelo kasoo gaartay Xiisadihii ugu dambeeysay ayaa Galmudug ku eedeysay in ay hurinayso Colaado iyadoo uhiilanayso Beelaha ku Abtirsada Deegaanka Gelisnoor.

Wariye Cumar Laki Man oo ku sugan Caabudwaaq ayaa teleefoonka ku waraystay Xaliimo oo arimo badan daaha ka qaaday kadibna warbixintaan ayuu inooga diyaariyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.