Aqoon yahay Deeq faandhe oo ka Tacsiyeyey Geeridii ku timid walaalkii Cabdulaahi Colaad oo ku geeriyooday Caabudwaaq

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn anoo Cabdi maxamed warsame Deeq faandhe waxaan ka tacsiyadeenayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Walalkay Cabdulaahi Colaad Faarax. waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska Reer Cabdulaahi iyo eheladiisa dhamaan tood in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo dambigiisa dhaafo.
colaad

2 Comments

  1. ina lilaahi wa inaa ilehi raajicuun
    alaha unaxariisto marxuum
    cabdulahi colaad faarax
    janatul firdowsa allaha ugu bishaareeyo
    dhamaanteena samir iyo iimaan alaha naga siiyo

Leave a Reply to ayaan abdi Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.