Munaasabad Lagu Soo Xiraayey iskuulka Sarre ee Sun Light Caabudwaaq “Video+Sawiro”

Munaasabad lagu Xirayay Sanad Dugsiyaadka 2016-2017 ee Schoolka Hoose dhexe iyo Sare ee #Sunlight ayaa kadhacdey Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.
Munaasabadaan lagu xirayay Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare #Sunlight Primary And Secondary School waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socotay Maamulka Degmada Caabudwaaq Maamulka iyo Ardeyda Schoolka Sunlight , Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Caabudwaaq Xasan Axmed Diiriye Waalidiin iyo Marti Sharaf kale.


cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.