Madaxwayne Kuxigeenka 1aad Jubbaland oo Kulan Layeeshay Wafti Caalamiya Video+Sawiro

kismayo

Kulankan ka dhacey guriga martida ee maamulka jubaland ayna wada yeesheen masuuliyiin uu horkacaayey madaxweyne kuxigeenka koowaad ee maamulka goboleedka jubaland maxamuud sayid aadan iyo sidoo kale xubno ka socdey beesha caalamka oo kala qaabilsan dhinacyada amaanka iyo hormainta booliska ayaa ahaa mid looga hadlaayey u kuurgalidda amaanka jubaland gaar ahaan magaalada kismaayo oo masuuliyiinta maamulka jubalan ay sheegeen in xubin ka tirsan qaramada midoobey ay horey ooga gudbisey amaan xumi haysato deegaanada jubaland gaar ahaan magalada kismaayo arintaas oo maamulka jubaland uu cabasho ka muujiyey islamarkaasina sababtey in lataliye sare qaamada midoobey u qaabilsan dhinaca amaan uu maantey soogaarey magaalada kismaayo uuna kulamo la qaatey masuuliyiintaan ka tirsan maamulka jubaland halkaas oo ay ka soobexeen qodobo ay ka mid yihiin in beesha caalamku aysan qaadan Karin warbixin ka hadleyso dhinaca amaanka oo uusan qeybka ahayn waxna ka ogeyn maamulka jubaland sida uu sheegey madaxweyne kuxigeenka koowaad ee maamulka goboleedka jubaland maxamuud sayid aadan.

.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.