Daawo:Cali Khaliif Galayr oo Hadal Layaab Leh Kasheegay Hargaysa

galyr

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galyr ayaa Maal mahaan ku sugnaa Hargaysa waxaana wax laga waydiiyey Sababta uu u yimid Hargaysa waxuuna sheegay in uu Hargaysa u yimid sidii uu shir lagu qabanayo Nairobi uga qayb Gali lahaa waxuuna sheegay inay is arkeen Madaxwaynaha Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.