Daawo:Qiso Cajiib ah Guurka Galada Waa Lagu Farxaa Kan Gabooyaha waa Laga Naxaa

Soomalida inta badan ways Guursataa Lakiin waxaa Jira Dad badan oo Soomali ah oo dhib kala kulma Guurka, Roda Muqtaar waxaa Jirdil reerkooda ugu geysteen Markii guursatay nin Gabooya ah sida ay sheegayso Roda jirkeeda waxaa ka muuqada dhaawacyo badan.

Aabihii dhalay wiilka gabooyaha ayaa markuu maqlay wiilkiis Gabar guurday buun isku dayey inuu u tago gabadha qoyskooda markii uu gaaray gurigii gabadha qoyskooda baa aabihii dhalay gabadha ul ladhacay kdibna odaygii dhalay wiilka dhawac kasoo gaaray, arintaan ayaa noqotay mid lala yaabo waxaana caado ah in Gabdhaha soomalida hadey guursadaan gaalo waa lagu farxaa hadii Gabooye Guursado Cirkaa soo duma waana dagaal iyo Weearar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.