Muuqaal:Dowlada Soomaliyeed oo Looga digay Mucaaradka Oo isticmaala Warbaahinta qaranka iyo dhalinta Kuxiran Dalka Dibadiisa

Waxaa dalka Soomaliyeed ka dhalatay Dowlada Shacab ah oo bulshada Soomaliyeed Dooratey Taas oo macnaheedu yahay in dowladu ubahan tahay in lasaxo oo talo lasiiyo lakiin aan la mucaaradin oo ladhibaateyn.
Hadaba aqoon yahay Cabdi Maxamed Warsame Deeq faandhe asagoo ka duulaya Codsigii madaxwyanaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Raysawasaraha Xasan Cali khayre ee ahaa in dowladu shacabkeeda uga baahan tahay Talo iyo tusaale ayuu fariin usoo diray dowlada Soomaliyeed inay wax ka qabato idaacada VOA Somaliya oo dhex marta Radio nuqdisho lana hawl galiyo warbaahinta soomaliyeed si buslahada uga kaaftoonto Baraha Bulshada.

Dhinaca Kale aqoon yahay Deeq faandhe waxuu kaloo dowlada ka codsaday in dhalinyarada Soomaliyeed ee kuxiran dalka Dibadiisa in lagu soo cesho wadan kooda.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.