Madaxweyne Farmaajo oo Si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo booqanaya dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha ciidamada cirka ee Boqor Salmaan waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin sar sare oo uu ka mid ahaa ku xigeenka Amiirka Gobolka Riyaad Amiir Maxamed Ibnu C/raxmaan Bin C/casiis.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.