Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Kismaayo dib ugu soo laabtey

madoobe

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Oo Dhawaan Ka Soo Qeyb-galey Shirkii Ka Dhacay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa Dib Ugu Soo Laabtey Magaalada Kismaayo Isagoo Shirkaas Ku Tilmaamey In Uusan Waxbo Ka Badalneyn Shirarkii Horey Soomaaliya Loogu Soo Qabtey.
HOOS KA DAAWO WARKAAS….

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.