Dhageyso+Sawiro:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Toogasho Ah Fulisay

max

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay C/qaadir Cabdi Xasan oo ka tirsan Al-shabaab oo ahaa Ninkii waday Gaarigii ku Qarxay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari 270kii November ee Sanadkii hore 2016, Kuxigeenka Xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Kabtan Muxuyadiin Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday C/qaadir Cabdi Xasan.

max

max

max

max

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.