Maqal iyo Muuqaal:Xildhibanada Laalush doonka ahaa ee kushiraayey Nairobi oo noqday Tuke Cambaar leh Kadib Cadaadis kaga yimid dal iyo dibad

xidig

Koox Xildhibanao ah oo qaswadayaal ah una bartay laalush iyo Cadowga Soomaliyeed inay lashaqeeyaan ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya wxay kaga dhawaaqeen inay Mooshin ka keenayaan Xukuumada Khayre tirada xildhibaanadaan ayaa ah 12 ayakoo sheegaynayaa inay dhan yihiin 100.

Arintaan ayaa waxay dhalisay Kacdoon ay horkacayaan Xildhinada Soomaliyeed badan kooda oo wahelyaan Shacabka Soomaliyeed Dal iyo dibad marka laga reebo 12 waxaana dacwad ka dhan ah xildhibaanadaan loo gudbiyey Dowlada Kenya.

Kooxdii dib usocodka ahayd markii ay arkeen culayka kaga yimid Bulshada Soomaliyeed ayey beniyeen In aay magalada Nairobi kaga dhawaaqeen Madal mucaarad dowladda kasoo horjeeda ah.

Hoos kaga Daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.