Hay’adda AL Raxma oo deeq gaarsiisay qoysas ku nool Garbaharreey

raashin

hay’ada Alraxmo ayaa deeq raashina oo isugu jirta bur,bariis iyo saliid gaarsiisey qoysas dan yara oo ku sugan degmada Garbaahrey ee gobolka Gedo, dadkii loo qaybiyey raashinkaan ayaa uga mahad celiyey hay’ada Alraxmo raashinka ay soo gaarsiisey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.