Daawo:Madaxwayne Siilanyo oo Daal ka Muuqdo ayaa Joojiyey munasabadii 18 May

Madaxwaynaha Soomaliland Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa sheegay sababta loo joojiyey xuska Maalinta 18 May ay tahay dalka oo kujira Xaalad qalafsan sida Abaaro,Sicir barar iyo Shaqo La’aan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.