Dhageyso:Eng Camey Dhalinta Waa inaysan Mar dambe Ka qayb qaadan Burburka Dalka Soomaliya

camey

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Eng, Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo maanta ka qeyb galay Munaasabad lagu xusay maalinta dhalinyarada Soomaliyeed oo ka dhacday Magaalada Garoowe ayaa hamblayo ku aadan Munaasabadaas u direy dhamaan dhalinyaradda Soomaliyeed.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland End Camey ayaa sheegay in dhalinta Soomaliyeed loo adeegsado burburka iyo Xumaanta dalka Soomaliya loona baahan yahay in la raadiyo magacii iyo sumcadii dhalinyarada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.