Daawo:Wasaaradda cadaaladda iyo arimaha diinta jubaland oo kulan u qabatey odayaasha dhaqanka degmada kismaayo

jubba

Wasaaradda cadaaladda iyo arimaha diinta jubaland ayaa kulan u qabatey odayaasha dhaqanka degmada kismaayo iyo laamaha garsoorka jubaland kaas oo looga hadlaayey sidii loo mideyn lahaa xukunada ay fulinayaan dhinacyadaas marka laga tago dhacdooyinka waaweyn oo ay sigaar ah xukunkooda u leeyihiin garsoorka jubaland.

hoos ka Daawo Warbaxintii Wariye Sarre Maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.