Madaxweynaha Soomaliya oo Safar dhulka ah ku Gaaray Afgooye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Wafdiga madaxweynaha waxaa kamid ah Wasiiro,xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Soomaliya, saraakiil ka Tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaliyeed,iyo Taliska Midowga Afrika.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.