Muuqaal:Wasiir Haweenka Puntaland oo Raga Waxba Ula Harin

anisa

Wasiirka horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska ee Maamulka Puntland Aniso Cabduqaadir Xaaji Muumin oo warbaahinta kula hadashay degmada Burtinle Gobolka Nugaal ayaa si kulul u hadashay maanta gabadh 13 jir ah oo dhawan lagu kufsaday deegaankaas, Wasiirka haweenka ayaa sheegtay inaysan marnaba raali ka ahayn in lagu xadgubdo sumcada iyo xuquuqda gabdhaha islamarkaana ay Maxkamadda lala tiigsan doono kuwii ka dambeeyay kufsiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.