Madaxwaynaha Soomaliya oo hadal kafarxiyey Bulshada Afgooye Usheegay “Sawiro£

Waxaaa goor dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose safar lugta ah ku tagay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaa soo diiran loogu soo dhaweeyey halkaasi.

Wafdiga madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyey Afgooye, qaar ka mid ah madaxda maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo aad loo adkeeyey amaanka, waxaana saakay hore hakad la galiyey dhaqdhaqaaqa gaadiidka, si la xaqiijiyo amniga.

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa waxaa kulan Laqaaday Bulshada degmada Afgooye iyo Tuulooyinka udhow waxanu usheegay in dhawaan Al-shabaab laga Sifayn doono afgooye iyo Soomaliya oo dhan Mudo dhowna Raashin iyo Daawo lasoo gaarsiin doonoDegmada afgooye iyo degaanada Ku hareereysan.
far
fra

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.