Muuqaal:Wasaarada Beeraha Jubbaland oo Kormeer ku Tagtay Beeraha Goobwayn

beer

Wasaaradda beeraha maamul-goboleedka jubaland ayaa kormeer ay ugu kuur galeyso xaaladda beeraleyda deegaanka goobweyn oo geystii 15 kilo mitir dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada kismaayo ku tagtey halkaas oo ay xog wareysi kula yeelatey dadka deegaanka.
Hoos ka daawo warbixintii Maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.