Muuqaal: Dr. Bulxan 20 kabadan Baal Meel cidla Taagnayn Muqdisho Gaynayaa Qaddiyada Somaliland

Dr Xuseen Cabdulaahi Bulxan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa oo ay Kuwaheliyaan Xildhibaano iyo Xubno katirsan Xisbiyada Siyaasada Soomaliland ayaa sheegay in Labataan Sano Kabadan darbi cidla garaacayno loona baahan yahay inaan qadiyada Soomaliland ka gadno dowlada Soomaliya waana waxa igu kalifay inaan booqasho ku tago Muqdisho si aan bulshada Soomaliyeed uga dhaadhicyomowqifka soomaliland.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.