Madaxweynaha Soomaliya oo si Heer sarre ah Loogu soo dhaweeyey Addib Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, Waxaa soo dhoweeyay wafdiga madaxweynaha Masuuliyiin sasare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo uu ka mid yahay R/wasaaraha Wadanka Itoobiya Hailemariam Desalegn, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Mas’uuliyiin kale.

Soo dhoweynta madaxweynaha Soomaliya oo aheyd mid aad u heer sareysay ayaa Madaxweyne Farmaajo waxaa loo garaacay astaata Calanka Soomaaliya, iyadoo Calanka Soomaaliya uu banayay garoonka diyaaradaha iyo Wadooyinka Addis Ababa.

far

far

far

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.