GalMudug oo dooratey Madaxwayne 2 Sano ee Soo socoto

xafsade

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa goordhaw ku dhawaaqay natiijada doorashada waxayna sheegeyn in uu ku guuleestay Axmed Ducaale Geele oo helay codad gaaraya 54 cod halka Murashaxii kale ee la tartamaayay ee Axmed Shariif Cali Hillowle uu helay 34 cod.

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Madaxwayne Xaaf xilka sii hayn doono Labada Sano ee soo socta kadina Doorasho lagali doono, Wasiir Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Cabdi Faarax Juxaa ayaa u mahad celiyay Guddigii Doorashada Madaxweynaha galmudug Howshii ay Soo qabteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.