Madaxweynaha Soomaaliya oo uduulay dalka Ethiopia.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka duulay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda Dalka Ethiopia.

Booqashada Madaxweynaha ayaa imaaneysa kadib markii Casuumaad Rasmi ah uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Helimariam Desalign.

Ethiopia ayaa ka mid ah Dalalka ay ciidamada ka joogaan Dalka Soomaaliya islamarkaana qeybta ka ah Howlgalka AMISOM

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.