Muuqaal:Itoobiya oo Raashin ugu Deeqay Degmada Doolow,Dhinaca kalana Dilal, Dhac,Kufsi ay Itoobiya Ugeysato Bulshada Somaliya

itobiya

Degmada Doolow ee gobolka gedo waxaa lasoo gaarsiiyey deeq raashina oo katimid Itoobita deeqdaan raashinka ah ayaa waxaa waday 7 gaari oo ah kuwa dhaadheer ee xamuulka qaada, Dowlada Itoobiya ayaa dilal joogta ah ku haysa Shacabka Soomaliyeed laga soo bilaabo Gobolada Waqooyi ilaa Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.