Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2017

juuxaa

Wasiir odawaa oo ka huleelay Wasaarada arimaha Gudaha

1st April 2017 admin 0

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta xilka ku wareejiyay wasiirka Cusub ee wasaaradda Abdi Faarax Juxa oo […]

hanad

Wariye kamida wariyaasha ka hawgala Muqdisho oo La afduubtey

1st April 2017 admin 0

Koox Hubeysan ayaa Saakay Muqdisho ka Afduubatay Wariye Hanad Cali Guuleed xili uu ku so jeeday shaqadiisa, Hanad Cali ayaa ka tirsan Idaacadda Goobjoog ee […]

No Image

Maqal iyo Muuqaal:Baardheere Arday dhameysatey Waxbarasho Caafimaad oo shahaadooyin lagudoonsiiyey

1st April 2017 admin 0

Xaflad si heer sare loo soo qaban qaabiyey oo lagu gudoon sinaayey shaadooyin Arday dhameysatey Waxbarasho Caafimaad ayaa Kadhacday Degmada baardheere ee Gobolka Gedo, aradaydaan […]

No Image

Muuqaal:Madaxweynaha Puntland ayaa xariga ka jaray Masjid Cusub

1st April 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey Madaxtooyada Garoowe Masaajidkaan oo ladhaho Masjidu Shuhadaa, Munaasabadii furitaanka […]

galyr

Daawo:Laascaanood Qaabkii loo soo dhaweeyey Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif

1st April 2017 admin 0

Madexweynaha Dowlad Goboleedka Khaatumo Cali Khaliif iyo wafti lascoday ayaa ka Soo Degay Garoon Diyaaradaha Magaalada Lascaanod, Waftigaan ayaa kasoo kici timaya Dalka Jabuuti halkaas […]

itoobiya

Dhageyso:Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFS ee Magaalada Baardheere oo xiisad u dhaxayso

1st April 2017 admin 0

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya laga dareemayo halkaasi. Saraakiisha Ciidamada Soomaliya ayaa […]

rashin

Muuqaal:Degmada buulo Burde oo Deeq raashina lageeyey

1st April 2017 admin 0

Gudiga Gurmadka abaaraha Hirshabelle Ayaa deeqo kala Duwan Gaarsiiyay dadka Degmada buula burde waxaana deeqdaan loo qaybiyey dad kabadan 400 qoys.

Posts pagination

« 1 … 22 23

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes