Safiirka Itoobiya oo dhuumasho ku Joogay Muqdisho iska Hor xaadiriyey Madaxwaynaha Soomaliya

Madaxweyaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay Safiirka Dowladda Itoobiya usoo magacaabatay Soomaliya jamaamulidiin Mustafa Cumar oo Mudo dhuumaalasi ku joogay Dalka Soomaliya.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa horay u qaabilay danjirayaal cusub oo qaarkood loo soo magacaabay soomaaliya si loo xoojiyo Xiriirada soomaaliya kala dhaxeeya caalmka, Dowlaadda itoobiya ayaa ka mid ah dalalka dariska la ah soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ciidamadu nabad ilaalinta ka jogaan Soomaaliya.

far

farmaajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.