Daawo:Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Beeniyay In Gaariga Madaxweyne dad jiiray

ciidan

Saraakiisha Guutada 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta waxa ay faah faahin ka bixiyeen Shil Gaari oo 23-kii Bishaan ka dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, Shilkaas ayaa sababay dhimashada 1 qof iyo dhaawaca Hooyo Faadumo Cabdi oo ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed.

Saaraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in shilkaasi uu geystay gaari ay lahaayeen Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 6aad oo ka mid ah ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.