Daawo:Maxkamadda Gobalka Banaadir oo amartay in xabsiga loo dhaa dhiciyo Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta

Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr Aweys Shiikh C/llaahi ayaa soo saaray warqad amar soo qabasho iyo horkeenid maxkamadeed oo ka dhan ah Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi iyo Xasan Samatar Cali oo ahaa madaxii Maaliyadda ee wasaaradad Warfaafinta.


maxkamad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.