Daawo:Faysal Cali waraabe oo Ka qayliyey 1000 Askari oo Loo tobabaarya Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn kana mid noqonaya Ciidamada Soomaliya

faysal

Waa dib dhis lagu sameynayaa Ciidmada Soomaliya iyadoo laqoraayo Ciidamo cusub oo kamid noqda Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed, Ciidmada La qoraayo 1000 kamida ayaa waxay ka imaanaysaa Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

Gudoomiyaha Xisbiga ucid Faysal Cali waraabe ayaa arintaas markuu maqlay ka ahadlin oo sheegeen taasi inay tahay mid dhabar jab ku ah Soomaliland in Buuhoodlo Ciidamo laga qor.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.