Madaxweyne Soomaliya oo ku Wajahan Dalka Turkeyga

Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maalinta bari ah ku wajahan dalka Turkiga waana Safarkii ugu horeeeyay ee uu ku tago wadanka turkiga, Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi markuu gaaro Magaalada Ankara ee Caasimada dalka Turkiga waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxweynaha dalka Turkigaga Recep Tayyip Erdogan waxayna kawada hadlidoonaan sidii Ssomaliya Looga Taageeri lahaa arimaha Abaaraha,Horumarka iyo Tayinta ciidamada Dowlada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.