Muuqaal:Madaxweynaha Jubbaland iyo Taliyaha Ciidanka Booliska oo Ciidamo Tababar ugu soo xiray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah tababar usoo xiray dufcadii Sadexaad ee Ciidamada Booliska Jubbaland kuwaas oo mudo Sadex bilood ah uu tababar uga socday Akadeemiyada tababarka Ciidanka Booliska Jubbaland ee Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.