Daawo:Haweenay Muqdisho kasoo Xaday ilmo yar oo Baladwayne Lagu qabtey

Booliska Baladwayne ayaa gacanta kusoo dhigay Haween ilmo yar kasoo xaday Muqdisho, haweenaydaan ayaa kawarbixisey sidii ay usoo xaday ilmahaan iyo sababihii ku kalifay arintaan ayaa waxay ka yaabisey Bulshada Baladwayne iyo gobolka Hiiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.