Daawo:Deeq lacag ah oo Lagu wareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Dhabad

lacag

Soomaliya waxaa ku habsaday Abaar xoolihii iyo dadkii dhibaato xun ku haysa meelaha qaarkoodna ay dad ku nafwaayeen Shirkada Dahabshiil ayaa deeq lacag ah oo dhan 1,000 ku wareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Dhabad ee Gobalka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.