Warar Dheeraad oo laga Helayo Madaxda Cusub Iyo Kuwii shaqada Laga eryey “Sawiro”

Guddoomiye Kuxigeenka Siyaasadda iyo Amniga waxaa loo Magacaabay Saalax Sheekh Maxamed,Guddoomiye Kuxigeenka Maaliyadda,waxaa loo Magacaabay Maluuka Dheere C/qaadir,Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada waxaa loo Magacaabay C/llaahi Cilmi Erag oo loo yaqaanno Xaaji Erag ,halka Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud waxaa loo Magacaabay Aadan Sheekh Cali Fiidow.
banadir

banadir

banadir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.