Daawo:Laki Wacays oo kashiftay Universaltv iyo Riwayadii Qotqoto oo Laxirayo

Dhawaan bay ahayd markii culimada soomaliyeed ay uga digeen anshax xumada ay riwaayada qoto qoto ee Universaltv ayakoo sheegay inay bulshada tusayaan wax kafog diinta islaamka oo ay kamid yihiin in ilamaha layska soo rido.

Dhaliishii udambaysay ayaa waxay katimid Laki Wacays oo ka shiftay waxa meesha kasocda oo ah waxaan Bulshada u dulqaadan karin.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.