Masawiro dheeraad ah Oo laga Helayo Jaamacada Galgaduud o dhismaheedii dhamaadey

Munasabad si heer sare loo soo agaasimey oo ay ka qayb galeen Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada Galmudug Mudane Abshir Cali shiikhey Agaasimayaasha waaxda Tacliinta sare, agaasimaha waxbarsha, heer maamul Goboleed, Heer Gobol iyo Heer Degmo Sidookale Waxaa kasoo qaybgalay Gudoomiyaha Degmada Mudane Mahad Cumar Elmi, Gudoomiyaha arimaha Bulshada Muse Eng, Gudiga Hooyooyinka iyo Marti sharaf kaloo baddan Ayaa kasoo qayb Galay Xaflad ay Hay’ada Hopel iyo Shirkadii Qandaraaska Fuliyay Ee Redsea Construction Company ay Ku wareejinayeen mashaariic ay fuliyeen ee Jaamacadda Galguduud qayb kamid ah, wadooyin iyo hool-shirarka macadka, ugu dambayntii waxaa furihii jamacada lagu wareejiyey guduumiyii Jammacada Galgaduud Maxmuud Dirir.
gal

gal

gal

gald

gal

gal

gal

gal

gal

gal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.