Daawo:Kismaayo oo loo aqoon sadey Magaalo Gancsiyeed kaduwan Magalooyinka kale

Gudomiyaha ganacsiga soomaaliyeed ayaa magaalada kismaayo kaga dhawaaqey in ay kismaayo tahay xarunta ganacsiga soomaaliya kadib shir labo maalin rugaha ganacsiga soomaaliya uga Socdey magaalada kismaayo, Bulshada kudhaqan kismaayo iyo maamulka Jubbaland aya soo dhaweeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.