Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda”Video+Sawiro”

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya,waxaana halkaas uu kula kulmay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuur galayay Shaqada Wasaaradda Maaliyadda ka socota,maadaama Wasaaradda Maaliyadda ay tahay Wasaaradda ku shaqada leh Dhaqaalaha soo gala Dowladda.

khayre

khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.