Dhagesyo:deeq Raashina oo Lagaarsiiyey Dagmada dhabad

Mu’asasada Al-raxma Foundation ayaa deeq raashin ah oo isku jirta Bur,bariis iyo saliid u qaybisay 100 Qoys oo kunool Demgada Dhabad ee Gobalka Galgaduud deeq daan raashinka ayaa ku sadaqaystey dad kunool dalka qatar, Faradheere Cali salaad aya kawarbixiyey habkii loo qaybiyey Deeqdaan raashinka ah .

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan inoo soodiray

dhabad

dhabad

dhabad

dhabad

dhabad

dhabad

dhabad

dhabad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.