Daawo:Caabudwaaq iyo Gedo oo Farmaajo iyo Khayre ku dhagan in Deeqihii laga qadiyey

far

Barmaamij si toos ah uga baxay Hctv oo dadwaynuhu taleefanka ugu qayb qaadanayeen aya waxaa looga hadlay in gudiyada abaaruhu deeqihii soomaliya loogu talagalay laga qadiyey Gobolka Gedo iyo Caabudwaaq, wasiirada soomaliyana aysan Booqan deeganadaas oo abaar xun kajirto gudiga abaruhuna iyo maamul Goboleedka Jubbaland iyo Galmudug ay dhunsadeen deeqihii abaaraha ee gobolka Gedo iyo Caabudwaaq.

Waxaayna ku dhaliileen Madaxwayanaha iyo Raysawasaaraha inay deegaandaas indhaha ka qarsadeen oo sida deegaanada kale loogu gurmanayo aan loogu gurman.
hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.