Hooyo Najax oo Haysta Sadex Caruura oo soo food Saartey Xaalad nolol Xumo Video+Sawiro

hooyo

aalada Nololeed ee ay qabaan Dadka Soo barakacey ee soo gaaray Magaalada Caabudwaaq waa mid aan Qof kasta uusan fahmeyn ilaa uu indhihiisa ku soo arko dhibaatada ay qabaan Dadka Soo barakacey Intaan kuguda jiray Soo Gudbinta Xaalada dhabta ah ee ay kunool yihiin dadkaan Waxaan la kulmay Najax Maxamed oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo haysata Sadex Caruur ah kana soo barakacdey Deegaanka Baal-gorey ee Xaduuda Itoobiya.

Hadii aad Sadexda Waqti aad wax Cunto Ma Ogtahay In Najax Maxamed iyo dhamaanba Qoysaska Kale aysan haysan Cuno Sadexda waqti ay Cunaan Hadii aad Guri Dhagax ah kuhoyato dugsina aad haysato Najax iyo Dadka kale waxaa ay unugul yihiin Dhaxanta iyo kuleelka Cad-ceeda

Reer Caabudwaaqow iyo Jaaliyada ka soo jeeda Deegaankow ilaa aad booqataan Halka ay kunool yihiin Dadka Soobarakacey ma dareemi kartaa Xaalada dhabta ah ee ay qabaan Dadkaan Fadhiga kakaca oo laba jibaara Gurmadka Dadka Abaareysan.

Hadii aad Caawineyso Najax Maxamed Soo wac TEL:00252615860526

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.