dhageyso:Wasiirka abniga Soomaliya Waaxan dilnay Kuwii Madaafiicda Ridayayey Tanina waa Hordhicii AL-shabab Lagu Ugaarsanyey

ducale

Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo gaaray degmada Wadajir oo ay maanta ciidamada dowladda ay ku toogteen laba ruux oo la sheegay inay hoobiyayaal ku tuureen qeybo ka mid ah degmadaas, ayaa marka hore u mahad celiyey ciidamadii amaanka ee ka hortagay falkaasi, waxaana uu sheegay in howgal guuleystay ay fuliyeen ciidamadaas.

Wasiir Ducaale waxaa uu tilmaamay in labada ruux ee lagu dilay howlgalkaas mid kood uu dilay xogahayiihi degmada Wadjir Cabdiraxmaan iyo laba askri oo ilaalo u aheyd oo dhawaan kooxa hubeysan ay ku toogteen Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.