Ciidamada sida Gaarka Loo toobabaray Oo toogasho ku dilay Al-shabab Hoobiyal ku ridayay Muqdisho

Ciidammada Nabad Sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka ridday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka, Labada Nin ee la toogtay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu isku dayay inuu ciidanka iska caabbiyo kaddibna uu galay Guri ku yaalla degmadaasi Wadajir, iyadoo markii danbe ay toogteen Askartu.

Saraakiisha Ammaanka ayaa sidoo kale sheegay in gaari ay wateen raggaan oo ay ku xirnaayeen walxaha Qarxa ay ciidamadu qabteen hayeeshee markii danbe uu qarxay gaarigaas.
ducaale

shabab

shaabbab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.